HomeCaalamkaRoobab Duufaan wata oo ku soo wajahan Xeebaha Bariga Somalia.

Roobab Duufaan wata oo ku soo wajahan Xeebaha Bariga Somalia.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Digniuin dhinaca Saadaasha Roobka ayaa lagu shaaciyey inay qeybo ka mid ah dalalka Somalia iyo Yemen ku soo wajahan yihiin Roobab Duufaan wata oo khasaare nololeed iyo hanta dhalain kara. Sida lagu soo daabacay Shabakadda Wararka ee ReliefWeb waxaa laga digay in Roobab wata Duufaan ku soo wajahan yihiin Xeebaha Bariga Somalia iyo Gacan-biyoodka Cadmeed […]

- Advertisement -

Digniuin dhinaca Saadaasha Roobka ayaa lagu shaaciyey inay qeybo ka mid ah dalalka Somalia iyo Yemen ku soo wajahan yihiin Roobab Duufaan wata oo khasaare nololeed iyo hanta dhalain kara.

Sida lagu soo daabacay Shabakadda Wararka ee ReliefWeb waxaa laga digay in Roobab wata Duufaan ku soo wajahan yihiin Xeebaha Bariga Somalia iyo Gacan-biyoodka Cadmeed ee u dhexeeysa Somalia iyo Yemen.

- Advertisement -

Roobkaasi oo la filan karo 24-ka saacadood ee soo  socota ayaa laga digay inay roobabkii ugu cuslaa ee ka da’a Bariga Somalia iyo Koonfurta Yemeen.

Daadadka Roobabkaasi iyo Fatahaadda Webiyadda ku yaalla MAandiqadda waxay horseedi karaan inay dad iyo xoolo ku le’daan, isla markaana ay ku baaba’aan Saraca Beeraha, Dhismayaasha iyo Hantida Dadka.

Dhinaca kale, Digniuinta Saadaasha Roobka Waxaa lagu sheegay inay khatar hoose ka dhalan karaan roobab la filayo inay dalka Jabuuti ka da’aan dabayaaqadda Toddobaadkan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories