HomeCaalamkaMaraykanka iyo dalalka Khaliijka oo Cunaqabatayn ku soo rogay Hoggaamiyayaasha Ururka Xisbullaahi...

Maraykanka iyo dalalka Khaliijka oo Cunaqabatayn ku soo rogay Hoggaamiyayaasha Ururka Xisbullaahi Lubnaan.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xubnaha lagu soo rogay Cunaqabataynta ayaa kala ah Hoggaamiyaha Ururkaasi, Sheekh Xsaan Nasrullaahi iyo Ku-xigeenkiisa Naciim Qaasim iyo 3 xubnood o oka tirsan Golaha Shuuradda ee Ururka Xisbullaahi Lubnaan. Hadal ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay inay Tallaabadaasi qeyb ka tahay Go’aanki ay Maraykanka ku soo rogeen Dowladda Iiraan iyo Kooxaha Isbahaysiga la […]

- Advertisement -

Xubnaha lagu soo rogay Cunaqabataynta ayaa kala ah Hoggaamiyaha Ururkaasi, Sheekh Xsaan Nasrullaahi iyo Ku-xigeenkiisa Naciim Qaasim iyo 3 xubnood o oka tirsan Golaha Shuuradda ee Ururka Xisbullaahi Lubnaan.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay inay Tallaabadaasi qeyb ka tahay Go’aanki ay Maraykanka ku soo rogeen Dowladda Iiraan iyo Kooxaha Isbahaysiga la ah.

Dhinaca kale, Dowladaha Sacuudiga, Baxrayn, Kuweyt, Imaaraadka iyo Cummaan waxay iyagana ku dhawaaqeen inay Cunaqabatayn ku soo rogeen Madaxda Sare ee Ururka Xissbullaahi Lubnaan, Shaqsiyaad iyo Shirkado gacan-saar la leh Ururkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories