HomeCaalamkaMadaxweynaha Masar oo ka digay geerida dadka Reer Falastiiniyiin

Madaxweynaha Masar oo ka digay geerida dadka Reer Falastiiniyiin

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxa uu ugu baaqay Maamulayaasha labada dhinac inay is-xakameeyaan, lana qaado tallaabo dheeraad ah, si aysan u sii kordhin dhimashadda dadka Reer Falastiin., kadib qalalaasihii Isniintii hore ka dhacay Marinka Qasa, laguna dilay in ka badan 60-Falastiiniyiin ah. Madaxweynaha Masar waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu ka hadlayey Shirweynaha Dhallinyarada dalkaasi […]

- Advertisement -

Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxa uu ugu baaqay Maamulayaasha labada dhinac inay is-xakameeyaan, lana qaado tallaabo dheeraad ah, si aysan u sii kordhin dhimashadda dadka Reer Falastiin., kadib qalalaasihii Isniintii hore ka dhacay Marinka Qasa, laguna dilay in ka badan 60-Falastiiniyiin ah.

Madaxweynaha Masar waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu ka hadlayey Shirweynaha Dhallinyarada dalkaasi uga furmay magaalladda Qaahira, iyadoo Khudbadiisa si toos ah looga baahiyey Telefishinadda dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories