HomeCaalamkaErgayga Falastiin u joogay Maraykanka oo looga yeeray magaalladda Ramala.

Ergayga Falastiin u joogay Maraykanka oo looga yeeray magaalladda Ramala.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Maamulka Reer Falastiin, Maxamuud Cabaas Abu Maasim ayaa la sheegay inuu ku amray  Ergayga Falastiin u joogay dalka Maraykanka, Xusaam Zomloot inuu dib ugu soo laabto magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed. U yeerista Ergaygaasi ayaa lagu micneeyey go’aan lagu muujinayo sida uu Maamulka Falastiin kaga soo horjeedo Go’aankii Safaaradda Maraykanka ku lahaa Yuhuudda loogu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Reer Falastiin, Maxamuud Cabaas Abu Maasim ayaa la sheegay inuu ku amray  Ergayga Falastiin u joogay dalka Maraykanka, Xusaam Zomloot inuu dib ugu soo laabto magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed.

U yeerista Ergaygaasi ayaa lagu micneeyey go’aan lagu muujinayo sida uu Maamulka Falastiin kaga soo horjeedo Go’aankii Safaaradda Maraykanka ku lahaa Yuhuudda loogu soo wareejiyey magaalladda Barakaysan ee Quddus-ta La-haysto.

- Advertisement -

Mana kala cadda muddada uu Ergaygu joogi doono magaalladda Ramala oo Xarun Dhexe u ah Maamulka Falastiin.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Falastiin, Riyaad Maaliki ayaa sheegay in  Maraykanka looga baahnaa inay Maamulka Falastiin kala tashadaan Furitaankii Safaaradooda  Quddus

Waxa uu intaasi ku daray in loo baahnaa Go’aanka Maamulka Falastiin, ka hor intaan Safaaradda Maraykanka loo soo wareejinin magaalladda Quddus.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories