HomeWararMadaxweynaha Puntland oo ka dhoofaya Baydhabo xilli guddoomiyaha Golaha Shacabka uu ku...

Madaxweynaha Puntland oo ka dhoofaya Baydhabo xilli guddoomiyaha Golaha Shacabka uu ku wajahan

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahaan ku sugnaa Baydhabo shirna uga qeyb galayay ayaa maanta lafilayaa in uu dib ugu laabto Garoowe. In kastoo aan weli lasoo gaba gabeyn shirkii Madaxda dowlad goboleedyada ayaa hadana,waxaa lasoo sheegayaa in madaxweyne Gaas uu safar deg deg ah uu soo galay. Ujeedada ayaa lagu sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahaan ku sugnaa Baydhabo shirna uga qeyb galayay ayaa maanta lafilayaa in uu dib ugu laabto Garoowe.

In kastoo aan weli lasoo gaba gabeyn shirkii Madaxda dowlad goboleedyada ayaa hadana,waxaa lasoo sheegayaa in madaxweyne Gaas uu safar deg deg ah uu soo galay.

- Advertisement -

Ujeedada ayaa lagu sheegay in xaalad ay kusoo korortay puntland kadib markii dagaal uu uga furmay deegaanka tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo shalay uu dagaal culus ku dhexmaray ciidamada Soomaaliland  iyo Puntland.

Dhinaca kale guddoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lafilayaa in goordhow uu halkaasi gaaro si uu uga qeybgalo shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagu wado in uu halkaasi ka furmo.

Shirka madaxda dowlad goboleedyada ee Baydhabo ayaa walaac laga muujinayay,waxaana dadka qaar ay aaminsan yihiin in qodobada kasoo baxaa ay keeni karaan caqabad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts