HomeCaalamkaGolaha Ammaanka ee QM oo kordhiyey Taageeradda Ciiddanka AMISOM.

Golaha Ammaanka ee QM oo kordhiyey Taageeradda Ciiddanka AMISOM.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

15-ka Xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM waxay xalay Kulan Khaas ah ka yeesheen Arrimaha Somalia, gaar ahaan Hawlgalka AMISOM iyo dhimista Tiradda Ciiddankaasi. Goluhu waxay isku raaceen inay taageero u fidiyaan AMISOM, lana kordhiyo xilliga Daad-gureyntooda oo la gaarsiiyey ilaa dhamaadka bisha July ee sannadkan. Qaraarka Golaaha Ammaanka ee QM waxa u umar kale […]

- Advertisement -

15-ka Xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM waxay xalay Kulan Khaas ah ka yeesheen Arrimaha Somalia, gaar ahaan Hawlgalka AMISOM iyo dhimista Tiradda Ciiddankaasi.

Goluhu waxay isku raaceen inay taageero u fidiyaan AMISOM, lana kordhiyo xilliga Daad-gureyntooda oo la gaarsiiyey ilaa dhamaadka bisha July ee sannadkan.

- Advertisement -

Qaraarka Golaaha Ammaanka ee QM waxa u umar kale ku baaqay  go’aankii hore ee Ururka Midowga Afrika ku xaqiijinayaan dhimista Tirada Ciiddanka AMISOM aan labisnayn la gaarsiiyo 20,626 Askari, halka ay haatan ka yihiin 22,126 Askari .

Golaha Ammaanka ee QM waxay ka codsadeen Xoghayaha Guud ee QM  in la sii wado Taageeradda Lojistikadda ee la siinayo AMISOM IYO 70-ka Shaqaalahodoa Rayidka iyo 10,900 oo Ciiddanka Somalia iyo Hawlgalka QM ee taageeradda Somalia ee UNSOM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories