HomeWararAskari Al-Shabaab horay uga soo goostay oo geystay fal dil ah kadibna...

Askari Al-Shabaab horay uga soo goostay oo geystay fal dil ah kadibna hub la baxsaday

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wararka nagasoo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Askari horay ugasoo goystay Al-Shabaab,dhawaana isku-soo dhiibay ciidamada Maamulka Jubbaland uu geystay fal dila ah. Dad lagu kalsoon yahay oo ku sugan Balad Xaawo ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Askarigaas uu mudo laba todobaad kahor ah uu isku soo dhiibay ciidamada Jubbaland ee […]

- Advertisement -

Wararka nagasoo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Askari horay ugasoo goystay Al-Shabaab,dhawaana isku-soo dhiibay ciidamada Maamulka Jubbaland uu geystay fal dila ah.

Dad lagu kalsoon yahay oo ku sugan Balad Xaawo ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Askarigaas uu mudo laba todobaad kahor ah uu isku soo dhiibay ciidamada Jubbaland ee degmada Dooloow sidaasna loogu soo wareejiyeyBalad Xaawo.

- Advertisement -

Askarigaas ayaa waxaa la geeyey Xarun Ciidamada Nabadsugida Jubbaland ku leeyihiin degmada Balad Xaawo,waxana la sheegay in uu dilay askari ka tirsanaa ilaalada Xarunta Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha ku leedahay Balad xawo kadibna uu horay usii qaatay qorigii askariga uu dilay.

Saraakiisha Ciidamada dowaldda iyo kuwa Maamulka Jubbaland weli dhacdadaan kama hadlin waana mid nadir ku ah dalka,balse la xasuusto in horay askari kazoo goystay Al-Shabaab uu dilay taliyihii ciidanka Nabadsugida Gobolka Shabeellaha dhexe Cabduweli Ibraahim Junbur.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories