HomeCaalamkaXukun lagu ridi lahaa Rag Maraykan oo qarxin lahaa dhismo ay...

Xukun lagu ridi lahaa Rag Maraykan oo qarxin lahaa dhismo ay dad Soomaali deggan yihiin oo dib loo dhigay.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Garsoore Federal ayaa dib u dhigtay Xukun lagu ridi lahaa 3 Eedeysane Maraykan ah, kuwaasi oo lagu helay inay qorsheynayeen qaraxyo ay ka geysteen Masjid iyo Dhismo ay Qaxooti Soomaali ah ka deggan yihiin Gobalka Kansas ee dalkaasi. Garsoore ERIK MELGGAREN waxay shalay ku dhawaaqday in Xukunka Eedeysanayaashaasi dib loo dhigay, laguna dhawaaqi doono bisha […]

- Advertisement -

Garsoore Federal ayaa dib u dhigtay Xukun lagu ridi lahaa 3 Eedeysane Maraykan ah, kuwaasi oo lagu helay inay qorsheynayeen qaraxyo ay ka geysteen Masjid iyo Dhismo ay Qaxooti Soomaali ah ka deggan yihiin Gobalka Kansas ee dalkaasi.

Garsoore ERIK MELGGAREN waxay shalay ku dhawaaqday in Xukunka Eedeysanayaashaasi dib loo dhigay, laguna dhawaaqi doono bisha September 6-da ee sannadkan, iyadoo horey loo shaaciyey in Xukunkaasi lagu dhawaaqi  doono bisha soo socota ee June.

- Advertisement -

Eedeysanayaashaasi waxaa lagu helay inay qorsheynayeen inay weeraraan dhismaha ay Soomalaida ka deggan tahay magaalladda GARDEN CITY Sannadkii hore, iyagweerarkaasi geysan lahaa isla maalinta ay Doorashadii Madaxtinimadda ka dhacaysay dalka Maraykanka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories