HomeCaalamkaXaaska Madaxweynaha Maraykanka oo la dhigay Isbitaal.

Xaaska Madaxweynaha Maraykanka oo la dhigay Isbitaal.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Melania Trump  ayaa la sheegay in shalay la seexiyey Xarunta Caafimaadka ee Walter Reed National Military Medical Cente, waxaana Qaliin looga sameeyey Kelida. Melania Trump oo 48-jir ah ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda ku sii jirto Isbitaalka ilaa ay ka soo bogsanayso. Iyadoo la sheegay inay xaalladeeda haatan wanaagsan tahay. Hadal ka soo […]

- Advertisement -

Melania Trump  ayaa la sheegay in shalay la seexiyey Xarunta Caafimaadka ee Walter Reed National Military Medical Cente, waxaana Qaliin looga sameeyey Kelida.

Melania Trump oo 48-jir ah ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda ku sii jirto Isbitaalka ilaa ay ka soo bogsanayso. Iyadoo la sheegay inay xaalladeeda haatan wanaagsan tahay.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay inuu Madaxweyne Donald Trump rajeynayo inuu Melania Trump ku soo booqdo Isbitaalka ay ku jirto oo dhanka Waqooyi kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Washington.

Donald Trump waxa u uBartiisa Twitter-ka soo dhigay inay Xaaskiisa xaallad wanaagsan ku jirto, isla markaana uu ku sii jeedo si uu u soo booqdo.

Marwada 1-aad ee dalka Maraykanka oo ka soo jeeda dalka ISLOFEENIYA ayaa la sheegay inay isbuucii hore hakisay Ajendo ka mid ah Hawsha ay ka hayso Aqalka Cad oo diiradda lagu saari lahaa Taageeridda Carruurta.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories