HomeWararWasiirka Dastuurka oo shaaciyey sababtii Jubbaland uga maqneyd Shirweynihii Qaran ee...

Wasiirka Dastuurka oo shaaciyey sababtii Jubbaland uga maqneyd Shirweynihii Qaran ee dib u eegista Dastuur

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan xoosh Jibriil oo Khudbad ka jeedinayay Maanta xeritaankii shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka ayaa ka hadlay maqnaanshihii shirkaas ee Maamulka Jubbaland. Cabdiraxmaan xoosh Jibriil ayaa sheegay in Maamulka Jubbaland uusan naceynbu qabin dastuurka balse ay jiraan xaalado uu ka gaabsaday in uu ka hadlo. Wasiir Xoosh Jibriil ayaa […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan xoosh Jibriil oo Khudbad ka jeedinayay Maanta xeritaankii shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka ayaa ka hadlay maqnaanshihii shirkaas ee Maamulka Jubbaland.

Cabdiraxmaan xoosh Jibriil ayaa sheegay in Maamulka Jubbaland uusan naceynbu qabin dastuurka balse ay jiraan xaalado uu ka gaabsaday in uu ka hadlo.

- Advertisement -

Wasiir Xoosh Jibriil ayaa sheegay in ay dhankooda diyaar u yihiin ay ay la hadlaan Maamulka Jubbaland,isla markaana dhawaan uu Muqdisho ka dhacayo shir ay leeyihiin Wasaaraddaha Dastuurka ee Heer federal iyo Heer Maamul Goboleed.

Saddexdii Maalmood ee uu socday shirka dib u egista Dastuurka dalka ayaa waxaa la hadal hayay Maamulka Jubbaland oo sheegay in ay qaadaceyn shirkaas,in kastoo weli aysan cadeyn sababta ay ku diideyn shirkaas.

Shirweynaha Qaran ee dib u eegista Arrimaha Dastuurka ayaa Maanta lasoo gaba gabeeyay,iyada oo laga soo saaray Warmurtiyeed Saddex bog ka kooban.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories