HomeWararShirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka oo Warmurtiyeed laga soo saaray(Akhriso)

Shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka oo Warmurtiyeed laga soo saaray(Akhriso)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa Maanta lagu soo gaba gabeeyey Shirweynaha Qaran ee dib u egista Dastuurka dalka kaas oo mudo 3 Cisho ah ka socda Magalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan 300 oo Ruux oo ka kala socday Xildhibaannada labada Aqal,Xubno ka socday Ururada Bulshada rayidka,Xukuumadda iyo Dowlad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa Maanta lagu soo gaba gabeeyey Shirweynaha Qaran ee dib u egista Dastuurka dalka kaas oo mudo 3 Cisho ah ka socda Magalada Muqdisho.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan 300 oo Ruux oo ka kala socday Xildhibaannada labada Aqal,Xubno ka socday Ururada Bulshada rayidka,Xukuumadda iyo Dowlad Goboleedyada.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa Maanta laga soo saaray Warmurtiyeed ka kooban Saddex Bog,iyada oo lagu balamay sidii loo dhaqan gelin lahaa.

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan xoosh Jibriil ayaa ka sheekeeyey marxaladihii uu soo maray Dastuurka iyo qodobo kale.

Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka kazoo baxay Shirweynaha Qaran ee dib u egista Dastuurka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts