HomeCaalamkaMaxkamad ku taalla Kanada oo muwaadin Soomaaliyeed ku weysay inuu xiriir la...

Maxkamad ku taalla Kanada oo muwaadin Soomaaliyeed ku weysay inuu xiriir la leeyahay Kooxaha Argagixisadda

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ayaanle Xasan Cali ayaa shalay la so otaagay Maxkamad ku taalla magaalladad Toronto ee dalkaasi, isagoo lagu soo oogay Weerar Tooreey oo ka geystay Xarun Milliteri uu bishii Maarso ee sannadkii 2016-ka. Maxkamaddu waxay Eedeysanaha ka berri yeeshay  inuu xubin ka ahaa Kooxaha Argagixisadda, iyadoo la sheegay inuu Eedeysanuhu yahay qof qaba xanuunka Dhimirka. Garsoore […]

- Advertisement -

Ayaanle Xasan Cali ayaa shalay la so otaagay Maxkamad ku taalla magaalladad Toronto ee dalkaasi, isagoo lagu soo oogay Weerar Tooreey oo ka geystay Xarun Milliteri uu bishii Maarso ee sannadkii 2016-ka.

Maxkamaddu waxay Eedeysanaha ka berri yeeshay  inuu xubin ka ahaa Kooxaha Argagixisadda, iyadoo la sheegay inuu Eedeysanuhu yahay qof qaba xanuunka Dhimirka.

- Advertisement -

Garsoore Iyaan MakDonald ayaa sheegay in Falkii uu Eedeysanuhu galay uusan gaarsiinayn heerka Sharciga Kanada ee Argagixisadda.

Eedeysanaha waxa uu sheegay inuusan gelin saddexdii Dembi ee lagu soo oogay oo kala ahaa: Isku-day dil, haysasho hub iyo inuu dad waxyeello gaarsiiyey.

Eedeysanaha waxa uu bishii Maarso 14-keedii ee sannadkii 2016-kii xoog ku galay Xarun ay Ciiddanka Knaada ku leeyihiin Waqooyiga magaalladda Toronto, halkaasi oo uu Tooreey ku dhawaacay ugu yaraan 2 Askari oo aan labisnayn, iyadoo markii dambe Eedeysanaha loo itaal-sheegtay, lana qabtay.

- Advertisement -

Qareenadiisa ayaa sheegay inuusan Eedeysanaha wax xiriir ah la lahayn Kooxaha Argagixisadda, isla markaana uu keligiisa geystay weerarkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories