HomeCaalamkaIsku-shaandheyn lagu sameeyey Xukuumadda dalka Suudaan

Isku-shaandheyn lagu sameeyey Xukuumadda dalka Suudaan

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Madaxweynaha dalka Suudaan, Cumar Xasan Al-bashiir waxa uu shalay isku-shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Wasiiradda, iyadoo Wasiiro xilka laga qaaday, halka kuwo kalena la magacaabay. Wareegto aka so obaxday Madaxtyooyadda dalkaasi ayaa lagu sheegay in la beddelay Wasiiradii Arrimaha Dibedda, Gudaha, Shidaalka, Beeraha, Garsoorka iyo Dhallinyarada iyo Sport-ga Wakaalladda Wararka Suudaan ee SUNA ayaa sheegtay in […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Suudaan, Cumar Xasan Al-bashiir waxa uu shalay isku-shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Wasiiradda, iyadoo Wasiiro xilka laga qaaday, halka kuwo kalena la magacaabay.

Wareegto aka so obaxday Madaxtyooyadda dalkaasi ayaa lagu sheegay in la beddelay Wasiiradii Arrimaha Dibedda, Gudaha, Shidaalka, Beeraha, Garsoorka iyo Dhallinyarada iyo Sport-ga

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Suudaan ee SUNA ayaa sheegtay in Wasiirka Arrimaha Dibedda loo magacaabay Al-Dirdiri Mohamed Ahmed, iyadoo Wasiirka Arrimaha Gudaha loo magacaabay Ibraahim Xamiid, halka Wasiirka Shidaalka loo magacaabay Azhari C/llaahi.

Wasiirka Caddaalada ayaa loo magacaabay Mohamed Ahmed Salim.

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibedda ee dalkaasi waxa uu horey u ahaan jirey Safiirkii Suudaan u joogay dalka Uganda, wuxuuna ka mid ahaa xubnihii Dowladda Suudaan ee Wada-xaajoodka ay Koonfurta Suudaan kaga go’een Waqooyiga Suudaan sannadkii 2011-kii.

- Advertisement -

Isku-shandheyntaasi oo uu Xisbiga haya talada dalkaasi ee National Congress Party ansixiyeen ayaa rimid, kadib, markii Madaxweyne Al-bashiir xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibedda, Ibraahim Qanduuri, kaasi o oxilkaasi ku waayey hadal uu ku sheegay inuusan awoodi Karin inuu bixiyo Mushaaraadka Diplomaasiyiinta ka hawlgala Safaaradaha Suudaan ee ku yaalla dalalka Caalamka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories