HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo iyo Amiirka dalka Qatar oo markii 3-aad kulmaya wax ka...

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka dalka Qatar oo markii 3-aad kulmaya wax ka yar Sanad

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maalintii Labaad booqasho ku jooga Caasimadda dalka Qatar ee Doha ayaa la filayaa inuu maanta la kulmo Amiirka dalkaasi, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani. Labada Hoggaamiye waxay ka wada hadli doonaan Xiriirka labada Waddan, Dhaqaalaha, Ammaanka  iyo Xaalladihii ugu dambeeyey ee dalalka Carabta iyo Xisiadaha Taagan. Wxay kaloo isla […]

- Advertisement -

Madaxweynaaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maalintii Labaad booqasho ku jooga Caasimadda dalka Qatar ee Doha ayaa la filayaa inuu maanta la kulmo Amiirka dalkaasi, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani.

Labada Hoggaamiye waxay ka wada hadli doonaan Xiriirka labada Waddan, Dhaqaalaha, Ammaanka  iyo Xaalladihii ugu dambeeyey ee dalalka Carabta iyo Xisiadaha Taagan.

- Advertisement -

Wxay kaloo isla eegi doonaan Khatarta Ammaanka iyo Deganaanshaha ee Geeska Afrika iyo Badda Cas.

as well as the risks to security and stability in the Red Sea and Horn of Africa.

Madaxweyne Farmaajo waa markii 2-aad ee uu booqdo dalkaasi tan iyo markii uu ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee Somalia, waana markii 3-aad ee uu Amiirka Qatar la kulmo wax ka yar hal sanno.

- Advertisement -

Labada Hoggaamiye waxay horey ugu kulmeen Shirkii Madaxda Ururka Islaamka ee IOC, oo bishii December ee sannadkii hore lagu qabtay magaalladda Istanbuul ee dalka Turkiga.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories