HomeCaalamkaMadaxweynaha Turkiga oo sheegay inuu hadafkoodu yahay Deganaanshaha Somalia

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay inuu hadafkoodu yahay Deganaanshaha Somalia

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu ka hadlayey Kulanka Sannadlaha ee lagu xoojinayo xiriirka dalalka Turkiga iyo Britain oo ka dhacay magaalladda London Madaxweyne Erdogan waxa uu sheegay in Ammaanka Gobalka Europe iyo Atlantic muhiim u yahay dalkiisa, wuxuuna intaasi ku daray inay Dowladiisa dadaal xooggan gelinayso sidii Nabad iyo Deganaansho […]

- Advertisement -

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu ka hadlayey Kulanka Sannadlaha ee lagu xoojinayo xiriirka dalalka Turkiga iyo Britain oo ka dhacay magaalladda London

Madaxweyne Erdogan waxa uu sheegay in Ammaanka Gobalka Europe iyo Atlantic muhiim u yahay dalkiisa, wuxuuna intaasi ku daray inay Dowladiisa dadaal xooggan gelinayso sidii Nabad iyo Deganaansho loogu soo dabaali lahaa Mandiqadda Bariga Dhexe.

- Advertisement -

“Hadafkeennu waa sidii Deganaansho loogu soo dabaali lahaa dalalka Somalia, Syria, Iraq iyo Afganistan, waxaana jecel nahay inaan  horey u sii wadno Dagaalka ka dhanka ah nooc kasta oo Argagixiso ah” ayuu yiri Madaxweynaha Turkiga.

Waxa uu intaasi ku daray inay Dowladaha Turkiga iyo Britain si wadajir ah ula dagaalamayeen Deganaansho La’aanta iyo dadaalka lagu taageerayo Samafalka Aadanaha ee ka socda Gobalka.

Hadalka Madaxweyne Erdogan ku sheegay inuu ka shaqaynayo Ammaanka Somalia waxay ku  soo beeganta hal maalin kadib, markii ay Dagaalamayaasha Alshabaab sheegeen inay madaafiic ku asqeysiiyeen Saldhigga Tababarka ee ay Ciiddanka Turkiga ku leeyihiin magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories