HomeCaalamkaAskar ku dhawaacantay qarax saakayto ka dhacay dalka Indoneisa

Askar ku dhawaacantay qarax saakayto ka dhacay dalka Indoneisa

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Afhayeenka Boliska Bariga Jaafa, FRANS BARUNG MANGERA ayaa sheegay in qarax loo adeegsaday mooto miineysan lala beegsaday Xarunta Dhexe ee Boliska ee magaalladaasi, iyadoo dhowr Askari lagu dhaawacay. Qaraxaasi ayaa yimid, hal maalin kadib, markii ay Qoys ka kooban 6 qof ay shalay isku qarxiyeen 3 Kaniisad oo ku taalla magaalladda SURABAAYA ee Gobalka Jaafa, […]

- Advertisement -

Afhayeenka Boliska Bariga Jaafa, FRANS BARUNG MANGERA ayaa sheegay in qarax loo adeegsaday mooto miineysan lala beegsaday Xarunta Dhexe ee Boliska ee magaalladaasi, iyadoo dhowr Askari lagu dhaawacay.

Qaraxaasi ayaa yimid, hal maalin kadib, markii ay Qoys ka kooban 6 qof ay shalay isku qarxiyeen 3 Kaniisad oo ku taalla magaalladda SURABAAYA ee Gobalka Jaafa, halkaasi oo ugu yaraan 13 qof lagu dilay, halka ku-dhawaad 40-kalena lagu dhaawacay.

- Advertisement -

Kooxda Daacish ayaana sheegatay mas’uuliyadda Qaraxyadaasi ka dhacay dalka Indonesia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories