HomeCaalamkaSawirro:-Michael Keatin iyo Madaxweynaha Soomaaliland oo ka wada hadlay xiisada Tukaraq

Sawirro:-Michael Keatin iyo Madaxweynaha Soomaaliland oo ka wada hadlay xiisada Tukaraq

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo wakiilka Qaramada Midoobey ee arimaha Somalida Michael Keatin ayaa kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada Somaliland  ee Magalada Hargeysa kadib markii Maanta uu halkaasi gaarey Michael Keatin. Kulanka Muuse Biixi uu la qaatay danjire Michael Keating, ayaa waxa ku wehelinayey, madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), guddoomiyeyaasha Guurtida iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo wakiilka Qaramada Midoobey ee arimaha Somalida Michael Keatin ayaa kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada Somaliland  ee Magalada Hargeysa kadib markii Maanta uu halkaasi gaarey Michael Keatin.

Kulanka Muuse Biixi uu la qaatay danjire Michael Keating, ayaa waxa ku wehelinayey, madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), guddoomiyeyaasha Guurtida iyo Wakiillada, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Baashe Cali Jaamac iyo wasiirka arrimaha dibadda, Sacad Cali Shire, waxaana lagaga wada-hadlay arrimo ay ak mid aahayeen  sidii loo xoojin lahaa wada-shaqaynta Somaliland la leedahay qaramada midoobay.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen labada dhinac xiisada ka dhaxeysa Somaliland iyo Puntland ee deegaanka Tukaraq isla markaana waxaa uu danjiruhu sheegay in  uu Somaliland u soo jeediyey sidii arimahaasi loogu dhameyn lahaa wada hadal iyo is afgarad.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ergayga gaarka ah ee QM ee Soomaaliya, Mr. Keating ayaa kulankoodii waxa uu ugu dambeyn kusoo gaba gaboobay jawi nabdoon.

Hoos Ka Daawo Sawirada Kulanka labada dhinac.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories