HomeCaalamka(WARBIXIN)Dilkii haweeney u dooda Xuquuqda Haweenka oo xiisad ka dhaliyay Is-maamulka Soomalida...

(WARBIXIN)Dilkii haweeney u dooda Xuquuqda Haweenka oo xiisad ka dhaliyay Is-maamulka Soomalida deggan Ethiopia

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Boliska Liyuu Police ee Dowlad-gobaleedka Soomaalida deggan dalkaasi ayaa lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen dilkii Tayasir Cumar Food Maxamed, taasi oo lagu dilay Degmadda Qabri Daharey oo 800 KM dhanka K/bari kaga toosan Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba. Marxuumadda waxay  shaqaale ka ahayd Qabri daharey, waxay kaloo ahayd Qareen u ololeysa Xuquuqda Haweenka. Qaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska Liyuu Police ee Dowlad-gobaleedka Soomaalida deggan dalkaasi ayaa lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen dilkii Tayasir Cumar Food Maxamed, taasi oo lagu dilay Degmadda Qabri Daharey oo 800 KM dhanka K/bari kaga toosan Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.

Marxuumadda waxay  shaqaale ka ahayd Qabri daharey, waxay kaloo ahayd Qareen u ololeysa Xuquuqda Haweenka.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Eheladeeda ayaa sheegay inay ku geeriyootay gacanta Ciiddanka Liyuu Police-ka Dowlad-gobaleedka Soomaalida Ethiopia.

Sawiro la soo dhigay Braaha Bulshada ayaa waxa maydkeeda ka muuqday dhaawac kaga yaalla qoorta, iyadoo la sheegay in la daldalay.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Isbahaysiga Caddaaladda ee Gobalka Soomaalida (SRAJ), Maxamed Ismaaciil Cumar ayaa sheegay inay si xooggan u cambaaraynayaa dilkaasi, isla markaana ay ka tacsideynayaan.

- Advertisement -

Waxa uu dilkaasi ku eedeeyey Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida ku nool Ethiopia, Cabdi MaxamedCumar iyo Jeneraalo Tigreey ah, waa sida uu hadalka u dhigay,

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts