HomeWararDhageyso:-Amniga Gobolka Sh/Hoose oo sii xumaanaya(Warbixin)

Dhageyso:-Amniga Gobolka Sh/Hoose oo sii xumaanaya(Warbixin)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay ka dhacayey weeraro iyo qaraxyo ay dad shacab ah oo farabadan ay ku dhinteen. Qaraxyada  oo ay dad badan ku dhinteen waxa ay  ka dhacayn suuq ku yaala degmada Wanlaweyn laba maalin oo isku-xigta,iyada oo dhinaca kalena duqeyn ay ka dhacday deegaanka Bariire. Sidoo kale Al-Shabaab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay ka dhacayey weeraro iyo qaraxyo ay dad shacab ah oo farabadan ay ku dhinteen.

Qaraxyada  oo ay dad badan ku dhinteen waxa ay  ka dhacayn suuq ku yaala degmada Wanlaweyn laba maalin oo isku-xigta,iyada oo dhinaca kalena duqeyn ay ka dhacday deegaanka Bariire.

- Advertisement -

Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda ay ku leeyihiin Qoryooleey ee isla gobolka Shabeellaha Hoose.

Dagaaladas iyo qaraxyada aya ku soo aadaya xilli madaxda dowladda Soomaaliya ay sheegeen in ay u diyaar garoobeen dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

Hadaba Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Shabeellaah Hoose ayaa ka hadlaya ammaandarrada ku soo korortay Shabeellaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts