HomeWararAkhriso:-Maamulka Jubbaland oo qaadacay ka qeybgalka shirka Arrimaha Dastuurka

Akhriso:-Maamulka Jubbaland oo qaadacay ka qeybgalka shirka Arrimaha Dastuurka

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

13 Bishaan ayaa lagu wadaa in Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu qabto Shirweynaha Arrimaha Dastuurka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya. Shirkaas ayaa waxaa haatan soo baxaya in Maamulka Jubbaland uu qaadacay ka qeybgalka shirkaas,in kastoo aysan cadeyn sababta ay ku diideen. Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Jubbaland Dr.Aadan […]

- Advertisement -

13 Bishaan ayaa lagu wadaa in Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu qabto Shirweynaha Arrimaha Dastuurka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya.

Shirkaas ayaa waxaa haatan soo baxaya in Maamulka Jubbaland uu qaadacay ka qeybgalka shirkaas,in kastoo aysan cadeyn sababta ay ku diideen.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Jubbaland Dr.Aadan Ibraahim Aw Xirsi ayaa sheegay in gebi ahaanba asyan ka qeybgaleyn shirkaas todobaadka soo socda ka furmaya Magalada Muqdisho.

Wasiirku masheegin sababta ay shirkaasi u diideyn Maamulka Jubbaland marka laga reebo in ay qaadaceyn,weli warka kasoo baxay Jubbaland kama hadlin Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya.

Shirweynaha Qaran ee Arrimaha Dastuurka oo lagu wado in u furmo 13-ka bishaan ayaa waxaa ka qeybgeli doona Wasaaradaha Dastuurka Dowlad Goboleedyada iyo Qubaro lagu casuumay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories