HomeWararMeydadka 5 ka mid ah dadkii ku dhintay duqeyntii Sh/hoose oo Muqdisho...

Meydadka 5 ka mid ah dadkii ku dhintay duqeyntii Sh/hoose oo Muqdisho lasoo gaarsiiyey

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Xalay Saqdii dhexe ayaa Diyaarado dagaal waxa Ay duqeyn la fuliyeen deegaano hoostaga degmAda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose duqeyntaas ayaa geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Duqeynta ayaa waxa ay ka dhacay tuulooyin u dhow deegaanka Bariire ee isla Gobolkaas,waxana soo baxayay in duqeyntaas dadka ku geeriyooden badi ay ahaayeen dad Shacab ah. […]

- Advertisement -

Xalay Saqdii dhexe ayaa Diyaarado dagaal waxa Ay duqeyn la fuliyeen deegaano hoostaga degmAda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose duqeyntaas ayaa geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Duqeynta ayaa waxa ay ka dhacay tuulooyin u dhow deegaanka Bariire ee isla Gobolkaas,waxana soo baxayay in duqeyntaas dadka ku geeriyooden badi ay ahaayeen dad Shacab ah.

- Advertisement -

Warar aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in dadkii ku geeriyooday duqeyntaas 5 ka mid ah meydadkooda la kgeeyay qeybta meydadka Isbitaalka Madiina ee Magalada Muqdisho,waxaana la socda Saraakiil iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dhinaca kale Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim xildhibaan ayaa isna sheegay in goobaha duqeynta lala beegsaday ay ahaayeen saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanada la duqeeyey.

Weerarka ayaa yimid maalin kadib markii qarax ismiidamain ah oo ka dhacay degmda Wanlaweyn ee gobolka ay ku dhinteen ugu yaraan 14 qof..

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories