HomeWararWeeraradda Kooxda Daacish ka geystaan Somalia oo kordhay

Weeraradda Kooxda Daacish ka geystaan Somalia oo kordhay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maleeshiyadda Kooxda Daacish ayaa la sheegau inay bishii hore dhowr dil ka geysteen gudaha Somalia, iyagoo sheegtay in 5 qof dileen ilaa bishii hore ee April 15-da. Wakaalladda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ NEWS waxay Bishii April 15-dii baahisay inay Maleeshiyadad u daacadda ah Kooxda Daacish  ku dileen Askari ka tirsan Milliteriga DFS […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyadda Kooxda Daacish ayaa la sheegau inay bishii hore dhowr dil ka geysteen gudaha Somalia, iyagoo sheegtay in 5 qof dileen ilaa bishii hore ee April 15-da.

Wakaalladda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ NEWS waxay Bishii April 15-dii baahisay inay Maleeshiyadad u daacadda ah Kooxda Daacish  ku dileen Askari ka tirsan Milliteriga DFS ku dileen Degmadda Afgooye ee Gobalak Sh/hoose.

- Advertisement -

Isla wakaalladad AMAQ NEWS waxay isbuuc kadib shaacisay inay Daacish ka dambeysay Sarkaal ka tirsanaa Hay’adda Sirdoonka NISA oo lagu dilay waddo ku taalla magaalladad Muqdisho.

Shabakadda Wararka ee Long War Journal ee laga leeyahay MaraykankaWarbixin dheer ka qoray Hawlgalladda Maleeshiyadad Daacish ka fuliyeen gudaha Somalia ayaa qoray inay Wakaalladda Wararka Daacish ee AMAQ isbuucii hore baahisay inay Kooxdu ka dambeeyeeen Sarkaal kale oo Sirdoon ah oo lagu dilay magaalladda Muqdisho.

Bishii May ee sannadkii hore, Kooxda Daacish waxay sheegatay Is-qarxin ka dhacday Bar Kontorool oo ku taalla magaalladda Bosaaso.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Xogaha Wakaalladda AMAQ iyo Daacish ayaa lagu muujiyey inay Kooxda Daacish sannadkan oo keliya ka fuliyeen Somalia ugu yaraan 13 Weerar

Si kastaba ha ahaatee, ma kala cadda tirada saxda ee dilalka ay Kooxda Daacish sheegatay inay ka fuliyeen gudaha Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts