HomeCaalamkaMudanayaasha Barlamaanka Iiraan oo dab qabadsiiyey Calanka Maraykanka.

Mudanayaasha Barlamaanka Iiraan oo dab qabadsiiyey Calanka Maraykanka.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Afhayeenka Barlamaanka Iiraan, Cali Larijaani ayaa sheegay inuu Go’aankii Donald Trump kaga baxay Heshiiskii Nukliyeerka uu xad-gudub ku yahay Heshiiskaasi, isla markaana uu Go’aankaasi yahay Bandhig Siyaasadeed. Afhayeenka waxa kale oo uu sheegay in Go’aanka Trump khatar ku yahay Nabadda iyo Ammaanka, wuxuuna dhinaca kale shaki ka muujiyey inay dalalka Europe ee wax ka saxiixay […]

- Advertisement -

Afhayeenka Barlamaanka Iiraan, Cali Larijaani ayaa sheegay inuu Go’aankii Donald Trump kaga baxay Heshiiskii Nukliyeerka uu xad-gudub ku yahay Heshiiskaasi, isla markaana uu Go’aankaasi yahay Bandhig Siyaasadeed.

Afhayeenka waxa kale oo uu sheegay in Go’aanka Trump khatar ku yahay Nabadda iyo Ammaanka, wuxuuna dhinaca kale shaki ka muujiyey inay dalalka Europe ee wax ka saxiixay Heshiiskaasi dacaad ka tahay Fulinta Heshiiskaasi.

- Advertisement -

Sidoo kale, Xildhibaanadda Barlamaanka Iiraan waxay ka soo horjeesteen Go’aankii Donald Trump, waxayna dab qabadsiiyeen Calanka Maraykanka iyo warqad yar oo  muujinaysa Heshiiskii Nukliyeerka.

Sidoo kale, Dibadbaxyo looga so ohorjeedo Go’aanka Madaxweyne Trump ayaa waxay maanta ka dhaceen dalka Iitaan, iyadoo ay Dadweynuhu muujinayeen Carada ay ka qaadeen Go’aankii Trump ee uu ku sheegay inay isaga baxeen Heshiiskii Iiraan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories