HomeCaalamkaDowladda Turkiga oo ka digtay inuu Go’aankii Donald Trump horseedo Deganaansho La’aan...

Dowladda Turkiga oo ka digtay inuu Go’aankii Donald Trump horseedo Deganaansho La’aan iyo Colaado cusub.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Afhayeenka Nadaxweynaha Turkiga ayaa sheegay Go’aanka ay Maraykanka kaga baxeen Heshiiskii Nukliyeerka Iiraan lala saxiixday sannadkii 2015-kii uu horseedi doono Deganaansho La’aan iyo Dagaallo cusub oo ka curta Mandiqadda. Afhayeenka, Ibraahim Kaalin waxa uu intaasi ku daray inay Dowladda Turkiga sii wadi doonto diidmada dhamaannoocyadda Hubka Nukliyerka, wuxuuna ugu baaqay Dowladaha kale inay sii wadaan […]

- Advertisement -

Afhayeenka Nadaxweynaha Turkiga ayaa sheegay Go’aanka ay Maraykanka kaga baxeen Heshiiskii Nukliyeerka Iiraan lala saxiixday sannadkii 2015-kii uu horseedi doono Deganaansho La’aan iyo Dagaallo cusub oo ka curta Mandiqadda.

Afhayeenka, Ibraahim Kaalin waxa uu intaasi ku daray inay Dowladda Turkiga sii wadi doonto diidmada dhamaannoocyadda Hubka Nukliyerka, wuxuuna ugu baaqay Dowladaha kale inay sii wadaan Heshiiska laga gaaray Barnaamijka Nukliyerka Iiraan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Raashiya, Sergei Lavarov  ayaa sheegay inay Raashiya weli baaqi ku tahay Heshiiskii ay Quwadaha waa weyn la gaaleen dalka Iiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories