HomeWararDhageyso:-Wasaaradda Waxbarashada oo lagu wareejiyey Xarun ay ku laheyd D/Hodan+Sawirro

Dhageyso:-Wasaaradda Waxbarashada oo lagu wareejiyey Xarun ay ku laheyd D/Hodan+Sawirro

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Xaruntan Wasaaradda Waxbrashada Hidaha iyo tacliinta sare oo ku taala xaafada taleex ee degmada Hodan ee Gobolka Banaaadir ayaa waxaa deganaan jiray masuuliyiinta ugu sareysa Wasaaradda Waxbarshada, waxaana ku dhawaad 30 sano degenaa dad shacab ah.

Maamulka degmada Hodan ayaa ku guuleystay in ka saaraan dadkii degeenaa halkaasi, iyadoo maanta uu Guddoomiye Maxamed Axmed Cantoobo uu ku wareejiyay Wasaaraadda Waxbarshada Dalka iyadoo uu goobta joogay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Daahir Cismaan.

- Advertisement -

Wasaaradda Waxbarashada Qaranka Soomaaliyeed ayaa dhawaanahaan waday qorshayaasha lagu tayaynayo Waxbarashada Dalka iyo dibu dhiska xarumihii ay laheyd Wasaaraddu si loogu adeego Bulshada Soomaaliyeed.

Dowlaada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howlan in ay dib usoo celiyaan xarumahii danta Guud kuwaas oo lagu qaban jiray adeegayada ay u baahan yihiin bulshada qeybaheeda kal duwan.

Hoos ka Dhageyso Codka kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories