HomeWararAl-Shabaab oo xukun dil ah ku fuliyay Haweeney ay sheegeen Inay 11...

Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fuliyay Haweeney ay sheegeen Inay 11 Nin Hal Mar Guursatay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab Maanta fal dil ah ay ku fuliyeen Haweeney ka mid aheyd dadka ku nool degmada Sablaale ee Gobolka Shabeeelaha Hoose. Goob fagaaro ah oo ku yaalla degmada Sablaale ayaa Al-Shabaab waxa ay isugu keeneen boqolaal ka mid ah Shacabka Magaladaas,waxana haweeneyda ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab Maanta fal dil ah ay ku fuliyeen Haweeney ka mid aheyd dadka ku nool degmada Sablaale ee Gobolka Shabeeelaha Hoose.

Goob fagaaro ah oo ku yaalla degmada Sablaale ayaa Al-Shabaab waxa ay isugu keeneen boqolaal ka mid ah Shacabka Magaladaas,waxana haweeneyda ay ku dileyn dhagax,iyaga oo ku eedeeyey in hal mar ay wada guursatay 11 nin.

- Advertisement -

Haweeneyda dilka ay Al-Shabaab ku fuliyeen ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Shukri Cabdullaahi Warsame ,waxaana Al-Shabaab ay sheegeen in ay qiratay dambigii lagu soo eedeeyey sidaasna xukunka dila ah loogu fuliyey.

Wax Cusub maahan in Al-Shabaab xukuno isugu jira dil iyo kuwo kale ay ku ridaan dadka ku nool deegaannada ay Gacanta ku hayaan laakin waa markii ugu horreysay inta la xasuusto in haweeney guursatay 11 Nin hal ay xukun dila ah ku ridaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts