HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dagaalka oo bilaawday subaxnimadii saaka ayaa waxa uu u dhexeeyaa laba beelood oo halkaasi wada dega oo tiro dhowr mar wada dagaalamay. Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in dagaal uu sidoo kale ku faafay deegaano hoostaga magaalada Ceel Afweyn oo kala ah Dhidinka iyo deegano kale. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu yahay […]

- Advertisement -

Dagaalka oo bilaawday subaxnimadii saaka ayaa waxa uu u dhexeeyaa laba beelood oo halkaasi wada dega oo tiro dhowr mar wada dagaalamay.

Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in dagaal uu sidoo kale ku faafay deegaano hoostaga magaalada Ceel Afweyn oo kala ah Dhidinka iyo deegano kale.

- Advertisement -

Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu yahay mid qaraar isla markaana la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan.

Maamulka Somaliland ayaa la sheegayaa inay wado qorshe ay halkaasi ciidamo ugu direyso si ay u kala dhex galaan labadaasi beelood ee halkaasi ku dagaalamaya.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka uu geystay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac inkastoo aanan la ogeyn inta uu la egyahay qasaaraha uu geystay dagaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories