HomeWararShirkii looga hadlayay ka hortaga Jarista dhirta oo Maanta la soo gaba...

Shirkii looga hadlayay ka hortaga Jarista dhirta oo Maanta la soo gaba gabeynayo

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Shalay Xarunta Xalane ee Magalada Muqdisho waxaa ka furmay shir looga hadlayay ka hortaga Jarista dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha iyo sidii looga hortegi lahaa,waxaan shirkaasi furay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Hay’adaha Qaramada Midoobay, Dowladaha taageera Soomaaliya, dowlad Goboleedyada iyo Mas’uuliyii ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya,waxana intiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay Xarunta Xalane ee Magalada Muqdisho waxaa ka furmay shir looga hadlayay ka hortaga Jarista dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha iyo sidii looga hortegi lahaa,waxaan shirkaasi furay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Hay’adaha Qaramada Midoobay, Dowladaha taageera Soomaaliya, dowlad Goboleedyada iyo Mas’uuliyii ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya,waxana intiisa badan diirada lagu saarayay sidii looga hortegi lahaa nabaadguurka deegaanka,isla markaana Xukuumadda Soomaaliya ay qorsho u dejisay.

- Advertisement -

Shalay  furitaankii shirkaas ayuu Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar uu sheegay in dhoofinta Dhuxusha ay faa’iido farabadan ka helaan Al-Shabaab,sidaas dareedeedna dowladda Soomaliya ay qorsho looga hortagayo sameyn doonto.

Maanta oo talaado ah ayaa la filayaa in shirkaas lasoo gaba gabeeeyo,isla markaana laga soo saaro qodobo muhiim u ah joojinta xaalufka lagu hayo deegaanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts