HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Galmudug iyo xubno kale oo gaaray Magaalada Hobyo

Sawirro:-Madaxweynaha Galmudug iyo xubno kale oo gaaray Magaalada Hobyo

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Magalada Hobyo ee Gobolka Muudg ayaa waxaa Maanta kusii qul qulaya wufuud kala duwan kuwaas oo doonaya in ay ka qeyb galaan xarig-jarka Wadada Xxiriirisa Magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo ee isla Gobolka Mudug. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo xildhibaano ka socda labada aqal ee baarlamaanka Soomaliya ayaa gor dhow ka degay d garoonka […]

- Advertisement -

Magalada Hobyo ee Gobolka Muudg ayaa waxaa Maanta kusii qul qulaya wufuud kala duwan kuwaas oo doonaya in ay ka qeyb galaan xarig-jarka Wadada Xxiriirisa Magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo ee isla Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo xildhibaano ka socda labada aqal ee baarlamaanka Soomaliya ayaa gor dhow ka degay d garoonka Diyaaradaha Hobyo Halkaasi oo ay ku soo dhaweyeen Madaxda GOB,Maamulka Dagmada Hobyo iyo qeybaha bulshada ee Hobyo.

- Advertisement -

Shacabka Reer Hobyo ayaa caleemo qoyan ku dhaweyay wafdiga kuwaasi oo Maanta la filayo iney la qeyb galaan furitaanka wajiga 1aad ee Mashruuca kheyriga ah ee GOB oo mudo soo socday.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Madaxda gaartay Hobyo.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories