HomeWararDhageyso:-Wararkii u dambeeyey dagaal ka dhacay Muqdisho

Dhageyso:-Wararkii u dambeeyey dagaal ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dagaalkan ayaa waxa uu ka dhacay Waaxda Kaawa godeey ee degmada Dharkenley gaar ahaan xaafado ku dhaw dhaw Warshada Nacnaca,waxana la sheegay in uu u dhaxeeyo Ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda balse u abaabulan hab  beeleed. Qof ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay idaacadda Dalsan ayaa waxa uu sheegay in dagaalkaas uu geystay […]

- Advertisement -

Dagaalkan ayaa waxa uu ka dhacay Waaxda Kaawa godeey ee degmada Dharkenley gaar ahaan xaafado ku dhaw dhaw Warshada Nacnaca,waxana la sheegay in uu u dhaxeeyo Ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda balse u abaabulan hab  beeleed.

Qof ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay idaacadda Dalsan ayaa waxa uu sheegay in dagaalkaas uu geystay dhimashada hal ruux iyo dhaawaca laba kale,welina la ishor-fadhiyaan maleeshiyaadkii dagalamay oo isku-khilaafay Dhul uu dhismo ka socday,isla markaana maleeshiayadka qaarkood ay lacag ka qaateen.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu ku eedeeyey Maamulka degmada Dharkenley in aysan waxba ka qaban dagaaladaas oo ah kuwo kusoo lab laabtay Waaxda Kaawa Godey ee degmada Dharkenley,isaga oo baaq u diray Madaxda dowladda Soomaaliya.

Sikastab dagaalkaas weli wax faah fahin ah kaba bixin maamulka degmada Dharkenley balse xiriir aan la sameynay kama jawaabin taleefoonadeena,waxana wararkii u dambeeyey ee nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu iminka ay tahay mid degan balse weli ay ishor-fadhiyaan maleeshiyaadkii dagaalamay.

Hoos Ka Dhageyso Qof ka mid ah dadka ku nool goobta lagu dagaalamay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories