HomeCaalamkaWasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Pakistan oo ka badbaaday Isku-day lagu dili...

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Pakistan oo ka badbaaday Isku-day lagu dili lahaa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiir Axsan Iqbaal  oo 59-jir ah ayaa la toogtay, xilli uu ka qeyb galayey Isku-soo-bax Doorasho oo lagu qabtay Tuulladda Kanjoor ee Gobalka Punjaab ee uu asal ahaan ka soo jeedo.Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in Wasiirka laga dhaawacay Garabka Midig, waxayna xabbadu ka baaxday  meel ka sarreysa Kaadid haysta, iyadoo haatan […]

- Advertisement -

Wasiir Axsan Iqbaal  oo 59-jir ah ayaa la toogtay, xilli uu ka qeyb galayey Isku-soo-bax Doorasho oo lagu qabtay Tuulladda Kanjoor ee Gobalka Punjaab ee uu asal ahaan ka soo jeedo.Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in Wasiirka laga dhaawacay Garabka Midig, waxayna xabbadu ka baaxday  meel ka sarreysa Kaadid haysta, iyadoo haatan lagu daaweynayo isbitaal ay Dowladdu leedahay.

Wasiirku waxa uu xubin sare ka yahay Xisbiga PML N ee haya talada dalkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale,  Boliska waxay sheegeen inay xireen Eedeysanihii Toogashada geystay, oo lagu magacaabo Cabiid Xuseen oo 21-jir ah, kaasi oo ay Boliska ka heleen Bistooladii uu ku dhawaacay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Pakistan, Axsan Iqbaal.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories