HomeCaalamkaUgu yaraan 45 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Nigeria

Ugu yaraan 45 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Nigeria

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay weerareen Tuulladda lagu magacaabo GAWASKA ee Gobalka Kaduuna ee Waqooyiga dalkaasi. Taliyaha Boliska Degmadda Birnin Gawari, Astun Iwaar ayaa sheegay in ay ilaa 45 mayd ka heleen labo goobood oo uu weerarku ka dhacay. Waxa uu sheegay inay Kooxo Burcad ah ka dambeeyeen dilalkaasi, inkasto oay markii ugu horreysay […]

- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay weerareen Tuulladda lagu magacaabo GAWASKA ee Gobalka Kaduuna ee Waqooyiga dalkaasi.

Taliyaha Boliska Degmadda Birnin Gawari, Astun Iwaar ayaa sheegay in ay ilaa 45 mayd ka heleen labo goobood oo uu weerarku ka dhacay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay inay Kooxo Burcad ah ka dambeeyeen dilalkaasi, inkasto oay markii ugu horreysay tahay ee dad lagu dilay Tuulladda GAWASKA.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories