HomeCaalamkaRa’iisul Wasaaraha Cusub ee Itoobiya iyo Madaxweynaha Kenya oo markii ugu horreysay...

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Itoobiya iyo Madaxweynaha Kenya oo markii ugu horreysay kulmaya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiyi Axmed ayaa booqashadii ugu horeysay waxa uu shalay gelinkii dambe ku tegay Magalada Nairobi ee dalka Kenya. Abiyi Axmed ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Ganacsiga Caalamka Monica Juma, Wasiirka Shaqaalaha Ukur Yattani iyo Guddoomiyaha magaalada Nairobi Mike Mbuvi Sonko. Isniinta Maanta […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiyi Axmed ayaa booqashadii ugu horeysay waxa uu shalay gelinkii dambe ku tegay Magalada Nairobi ee dalka Kenya.

Abiyi Axmed ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Ganacsiga Caalamka Monica Juma, Wasiirka Shaqaalaha Ukur Yattani iyo Guddoomiyaha magaalada Nairobi Mike Mbuvi Sonko.

- Advertisement -

Isniinta Maanta ah ayaa la filayaa in Ra’iisul Wasaare Abiyi Axmed iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ay yeeshaan kulan gaar ah sida ay xaqiijisay Madaxdtooyada dalkaasi.

Kulanka labada dhinac ee Maanta ayaa la filayaa in ay uga wada hadlaan xaalada Gobolka Geeska Afrika iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal.

Afhayeenka madaxtooyada Kenya ayaa sheegay in booqashada Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya uu ku yimid Kenya ay tahay midi ugu horreysay uu ku tago mel ka baxsan dalkiisa,balse waxaa xusid mudan in uu horay u tegay dalka Jabuuti.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories