HomeCaalamkaKenya iyo Jabuuti oo iska kaashanaya Amniga iyo ka Ganacsiga Xoolaha

Kenya iyo Jabuuti oo iska kaashanaya Amniga iyo ka Ganacsiga Xoolaha

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha dalka Jabuuti ismaaciil Cumar Geelle ayaa la filayaa in todobaadkaan uu gaaro dalka Kenya,iyada oo kulamo kala duwan la yeelan doono dhigiisa dalka Kenya. Afhayeen u hadlay dowladda Kenya ayaa sheegay in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu imaan doono Kenya Maalinta Arbacadah ah kadib casuumaad uu ka helay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Afhayeenka Aqalka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Jabuuti ismaaciil Cumar Geelle ayaa la filayaa in todobaadkaan uu gaaro dalka Kenya,iyada oo kulamo kala duwan la yeelan doono dhigiisa dalka Kenya.

Afhayeen u hadlay dowladda Kenya ayaa sheegay in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu imaan doono Kenya Maalinta Arbacadah ah kadib casuumaad uu ka helay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

- Advertisement -

Afhayeenka Aqalka madaxtooyada Manoah Esipisu ayaa sheegay in labada madaxweyne ay yeelan doonaan kulan looga hadli doono iskaashiga dhanka Amniga maadaama ay labada dal Soomaaliya ka joogaan Ciidamo ku howlgalla Magaca howlgalka AMISOM.

Sidoo kale waxa ay xoojin doonan sidii ay isaga kaashan lahaayeen wada shaqeyn dhanka xoolaha ah.

Safarka uu Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha dalka Jabuuti uu ku tegay Kenya ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli shalay uu halkaasi gaaray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiyi Axmed oo Maanta kulan la yeelanaya madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories