HomeWararDEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay duleedka Muqdisho

DEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Kooxo hubeysan ayaa goordhow waxa ay qeybo ka mid ah tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho waxaa la sheegay in ay ku dileen Nin caanka ahaa deegaankaas. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in rag hubeysan oo watay gaari ay dileyn nin kale oo gaari watay kaas oo magaciisa lagu soo gaabiyey shoobaaye,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa goordhow waxa ay qeybo ka mid ah tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho waxaa la sheegay in ay ku dileen Nin caanka ahaa deegaankaas.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in rag hubeysan oo watay gaari ay dileyn nin kale oo gaari watay kaas oo magaciisa lagu soo gaabiyey shoobaaye,isla markaana mar uu ka mid ahaa ilaalada Jaamacadda Shabeelle.

- Advertisement -

Goobjoogaha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in markii ay dhowr xabadood ku dhufteyn ninkaas ay goobta ka baxsaden,iyaga oo horay u sii qaatay gaarigii uu watay.

Weli macada sababta ninkaasi loo dilay iyo cidda ka dambeysa dilkiisa,waxana Goobta hadda baaritaano ka wada oo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Goordhow kala socda faah faahinta Warkaan Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts