HomeCaalamkaDaawo Sawirrada Warbaahinta Kenya oo soo bandhigtay Sawirrada qarax lagu dilay Askar...

Daawo Sawirrada Warbaahinta Kenya oo soo bandhigtay Sawirrada qarax lagu dilay Askar Kenyan ah

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ugu yaraan 7 ka tirsan ciidamada Kenya ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawcmeen qarax xalay ciidamada Kenya lagula eegtay meel u dhow degmada Dhoobley gaar ahaan dhanka Kenya. Gaariga qaraxa haleelay ayaa qeyb ka ahaa gawaari roondo wada waxana mar qura mid kamid ah gaadiidka dagaalka ciidamada Kenya haleelay qarax aad u […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 7 ka tirsan ciidamada Kenya ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawcmeen qarax xalay ciidamada Kenya lagula eegtay meel u dhow degmada Dhoobley gaar ahaan dhanka Kenya.

Gaariga qaraxa haleelay ayaa qeyb ka ahaa gawaari roondo wada waxana mar qura mid kamid ah gaadiidka dagaalka ciidamada Kenya haleelay qarax aad u awood badan.

- Advertisement -

Sarkaal ka tirsan ciidamada milatariga Somalia oo diiday magiciisa in la adeegsado ayaa sheegay inuu arkay meydadka 7 kamid ah ciidamada Kenya iyo laba askari oo kale oo si xun u dhaawacmay

Sarkaalka waxa uu sheegay in qaraxa oo ahaa mid awood badan uu baab’iyay gaarigii uu haleelay isla markaana askartii saarneyd ay isla goobta ku geeriyoodeen.

Al-Shabaab oo goobtii uu qaraxa ka dhacay iyo goobaha kale ee ku dhow dhow ku fir fircoon ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories