HomeCaalamkaQaxooti Soomaali ah oo ku nool dalka Britain oo loo soo masaafirinayo...

Qaxooti Soomaali ah oo ku nool dalka Britain oo loo soo masaafirinayo laba ka mid ah Wadamada Afrika

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xafiiska Arrimaha Gudaha ee dalka Britain ayaa ku gacan-sayray inay Soomaalida Baajuunka u aqoonsadaan magangelyo-doon. Wargeyska Vice News ayaa qoray in dadka Baajuun-ta ee doonaya inay magangelyo ka helaan dalka Britain ay suurto-gal tahay inay wajahaan in loo masaafuriyo Kenya iyo Tanzania oo aysan wax Qoys ama xiriir ah ku lahayn. Xafiiska Arrimaha Gudaha ee […]

- Advertisement -

Xafiiska Arrimaha Gudaha ee dalka Britain ayaa ku gacan-sayray inay Soomaalida Baajuunka u aqoonsadaan magangelyo-doon.

Wargeyska Vice News ayaa qoray in dadka Baajuun-ta ee doonaya inay magangelyo ka helaan dalka Britain ay suurto-gal tahay inay wajahaan in loo masaafuriyo Kenya iyo Tanzania oo aysan wax Qoys ama xiriir ah ku lahayn.

- Advertisement -

Xafiiska Arrimaha Gudaha ee Britain ayaa diidan inay dadkaasi u aqoonsadaan Somali ahaantooda, sababo la xiriira Natiijadda Imtixaanka Luqadda Soomaaliga ee laga qaaday.

Wargeyska ayaa qoray in dadka Baajuun-ta ee ay la hadleen u sheegeen in Go’aanka Waaxda Arrimaha Dibedda Britain lagu saleeyeyey Wareysiyadii Luqadda ee lala yeeshay iyo iyagoo loo sheegay inay ku hadlaan Luqadda Sawaahliga ama tan Afkooda Hooyo ee Kibajuni.

Dhinaca kale, dadka Soomaalida ee Baajuunta ee ku nool dalalka Jarmalka, Holland iyo Jamhuuriyadda Ireland ayaa la sheegay inuu culays noocaasi ah soo wajahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories