HomeCaalamkaSawirro:-Askarta Yuhuudda oo toogasho ku dhaawacday in ka badan Kun Falastiiniyiin ah

Sawirro:-Askarta Yuhuudda oo toogasho ku dhaawacday in ka badan Kun Falastiiniyiin ah

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Falastiin ayaa lagu sheegay inay Askarta Yuhuudda shalay dhaawaceen 1,100 qof oo Falastiiniyiin ah, kwuaasi oo ka qeyb galayey Dibadbax kd dhacay Xuduudka magaalladda Qasa la wadaagto Yuhuudda. Ku-dhawaad 82 ka mid ah dadkaasi ayaa la sheegay in toogasho lagu dhaawacay, halka 800 oo kalena laga daaweeyey Cabur […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Falastiin ayaa lagu sheegay inay Askarta Yuhuudda shalay dhaawaceen 1,100 qof oo Falastiiniyiin ah, kwuaasi oo ka qeyb galayey Dibadbax kd dhacay Xuduudka magaalladda Qasa la wadaagto Yuhuudda.

Ku-dhawaad 82 ka mid ah dadkaasi ayaa la sheegay in toogasho lagu dhaawacay, halka 800 oo kalena laga daaweeyey Cabur ka dhashay Gaaska dadka ka ilmeysiisa ee ay Askarta Yuhuudda adeegsadeen.

- Advertisement -

Dibadbaxayaasha waxay sheegeen inay soo rideen 2 Diyaaradaha Drones-ka o oay Askarta Yuhuudda u adeegsanayeen inay kula socdaan Dibadbixii shalay dhacay., waxayna Askarta Yuhuudda xaqiijiyeen inay 2 Drone la’ yihiin.

Dadka Reer Falastiin waxay Jimco kasta dhigaan Dibadbax loogu magac daray “Socodkii Dib-u-noqoshadii weyneyd”, iyadoo Yuhuudda dhulka Falastiin la wareegeen sannadkii 1948-kii.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories