HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeeyay Kanada

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeeyay Kanada

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Eedeysane C/llaahi Shariif ayaa loo haystaa Tobaneeyo Dacwad oo ay ku jiraan 5 Isku-day Dil, 5 Dembi oo wadista khatarta ee gaadiidka, iyadoo uu Eedeysanaha bishii September 30-dii ee sannadkii uu gaari jiirsiiyey 4 qof oo jidka lugeynayey. Eedeysanaha oo shalay la soo taagay Maxkamadda Court of Queen’s Bench ee magaalladda Edmonton ee Gobalka Alberta ee dalka […]

- Advertisement -

Eedeysane C/llaahi Shariif ayaa loo haystaa Tobaneeyo Dacwad oo ay ku jiraan 5 Isku-day Dil, 5 Dembi oo wadista khatarta ee gaadiidka, iyadoo uu Eedeysanaha bishii September 30-dii ee sannadkii uu gaari jiirsiiyey 4 qof oo jidka lugeynayey.

Eedeysanaha oo shalay la soo taagay Maxkamadda Court of Queen’s Bench ee magaalladda Edmonton ee Gobalka Alberta ee dalka Kanada ayaa ka cowday in katiinad lagu xiro  23-sacaadood, isla markaana uusan helin taageero dhinaca Sharciga.

- Advertisement -

Garsooraha Maxkamadda ayaa sheegtay in Dacwadiisa dib loo dhegeysan doono bishan 25-da, iyadoo Turjumaan Soomali ah ka taageeri doono Fahamka Luqadda English-ka.

Dhinaca kale, Maxkamaddu waxay Xukunka qirashadda  Eedeysanaha ku dhawaaqi doontaa laga bilaabo bisha October 15-da ee sannadka soo socda ee 2019-ka.

Latest stories