HomeWararTaliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland oo la dhaawacay

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland oo la dhaawacay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in in halkaasi lagu dhaawacay taliye kuxigeenkii Ciidanka Booliska Maamulka Puntland. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland ayaa waxa ay Dalsan u xaqiijiyeen in taliye kuxigeenka Ciidanka booliska Puntland Bile faarax Cali uu ku dhaawacmay israsaaseyn ilaaladiisa iyo ciidamo ku sugnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in in halkaasi lagu dhaawacay taliye kuxigeenkii Ciidanka Booliska Maamulka Puntland.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland ayaa waxa ay Dalsan u xaqiijiyeen in taliye kuxigeenka Ciidanka booliska Puntland Bile faarax Cali uu ku dhaawacmay israsaaseyn ilaaladiisa iyo ciidamo ku sugnaa deegaanka Buuro Wada lee duleedka Garoowe.

- Advertisement -

Dhaawaca taliyaha ayaa waxaa xilligaan lagu daweynayaa Isbitaalka Wey nee Magalada Garoowe,waxaan wararkii u dambeeyey ey sheegayaan in xaaladiisa caafimad ay soo hagaageyso.

Weli wax war ah kama soo bixin laamaha amniga Puntland eek u aadan dhaawaca taliye kuxigeenka Ciidanka booliska Puntland Bile faarax Cali.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

No posts to display