HomeCaalamkaSawirro:-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Jabuuti

Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Jabuuti

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti Col Cabdullaahi Cabdi Faarax, Taliyaha Hoggaanka baarista dambiyada ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed Kediye, Taliyaha hoggaanka Canshuuraha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Cabdullaahi Xasan Bariise iyo Saraakiil ka […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti Col Cabdullaahi Cabdi Faarax, Taliyaha Hoggaanka baarista dambiyada ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed Kediye, Taliyaha hoggaanka Canshuuraha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Cabdullaahi Xasan Bariise iyo Saraakiil ka socotay dawladda Talyaaniga.

Socdaalka Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed uu ku tagay dalka Jabuuti ayaa yimid kadib markii casuumaad uu ka helay Taliyaha Ciidanka Booliska Dawladda Jabuuti Col Cabdullaahi Cabdi Faarax.

- Advertisement -

Waxaana la filayaa wafdigaan intay ku sugan yihiin Jabuuti inay kulamo gaar gaar ah ay la qaataan Madaxda sare ee dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories