HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Itoobiya

Sawirro:-Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Itoobiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa Maanta waxa uu la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya ee dhawaan la Magacaabay Abiyi Axmed. Kulanka ayaa waxa uu ka dhacay  Magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya ayaa waxaa Madaxweynaha Jubbaland ku wehlinayay Wasiirka Arimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa Maanta waxa uu la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya ee dhawaan la Magacaabay Abiyi Axmed.

Kulanka ayaa waxa uu ka dhacay  Magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya ayaa waxaa Madaxweynaha Jubbaland ku wehlinayay Wasiirka Arimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose Maxamed Warsame Darwiish iyo Wasiirka Cadaalada Dastuurka iyo Arimaha diinta Aadan Aw xirsi.

- Advertisement -

Labada masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen xiriirka ka dhaxeeya Dowladda Itoobiya iyo Maamulka Jubbaland iyo sidii loo xoojin lahaa,waxana madaxweynaha Jubbaland uu sheegay in si dhow uu ula Shaqeyn doono Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiyi Axmed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts