HomeWararDhageyso:-Dil Caawa ka dhacay degmada Boondheere iyo Maamulka degmada oo faah faahiyey

Dhageyso:-Dil Caawa ka dhacay degmada Boondheere iyo Maamulka degmada oo faah faahiyey

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa kas oo baxaya dilka Caawa kooxo hubeysan ay degmada Boondheere ee Gobolkan Banaadir ugu geysteen Nin la sheegay in uu ka mid ahaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay kazoo horjeedka Isbitaalka Kulmiye ee degmada Boondheere,waxna Maamulka degmada ay inoo xaqiijiyeen in ninkaasi uu ka mid ahaa Ciidamada Booliiska Soomaaliya.,isla markaana Magaciisa lagu soo gaabiyey Cali.

- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada Boondheere Seynab Yuusuf Wehliye ayaa Dalsan u shegtay in Askariga uu ka tirsanaa Saldhigga Galbeed e degmada Dharkeenley balse maalmaahan uu nasasho uu kula joogay Walaashiis oo deganeyd.

Sidoo kale waxa ay sheegtay in Askariga uu qabay dhaawac hore,isla markaana fasaxa uu ku soo aaday Guriga Walaashiis ugu dambeyna Caawa la toogtay isaga oo guriga hortiisa fadhiya.

Wararkii u dambeeyey ee nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in ay socdaan howlgallo baaritaano ah,isla markaana guddoomiyaha ay sheegtay in waxyaabihii ka soo baxa ay soo gudbin doonaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories