HomeCaalamkaYuhuudda oo dalal ku yaalla Europe la wadaagi doonta Barnaamijka Nukliyeerka ee...

Yuhuudda oo dalal ku yaalla Europe la wadaagi doonta Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’isul-wasaare Benjamiin Netayaahu ayaa sheegay inuu la hadlay Hoggaamiyayaasha dalalka Faransiiska iyo Jarmalka, si ay ula wadaagaan Xogta dhinaca Sirdoonka ee ay ka hayaan Nukliyeerka Iiraan. Qoraal la soo dhigay Twitter-ka Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Yuhuudda ayaa lagu shegay in Kooxo Takhasus leh loo diri doono Jarmalka iyo Faransiiska, si ay ugu gudbiyaan  Xogta Yuhuudda ka heshay […]

- Advertisement -

Ra’isul-wasaare Benjamiin Netayaahu ayaa sheegay inuu la hadlay Hoggaamiyayaasha dalalka Faransiiska iyo Jarmalka, si ay ula wadaagaan Xogta dhinaca Sirdoonka ee ay ka hayaan Nukliyeerka Iiraan.

Qoraal la soo dhigay Twitter-ka Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Yuhuudda ayaa lagu shegay in Kooxo Takhasus leh loo diri doono Jarmalka iyo Faransiiska, si ay ugu gudbiyaan  Xogta Yuhuudda ka heshay dadaalka Iiraan ku doonayso inay ku samaystaan Hubka Nukliyeerka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Binjamiin Netayahu waxa uu Khadka Telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin oo uu ugu gudbiyey Dukumentiga ay Sirdoonka Yuhuudda ka hayaan Nukliyeerka Iiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories