HomeCaalamkaSawirro:-Ciiddanka Kenya oo sheegay inay soo badbaadiyeen Tobaneeyo Dhallinyaro Kenyan ka tirsanaa...

Sawirro:-Ciiddanka Kenya oo sheegay inay soo badbaadiyeen Tobaneeyo Dhallinyaro Kenyan ka tirsanaa Al-Shabaab

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Warbaahinta dalkaasi ayaa qortay inay Ciiddanka soo badbaadiyeen 13 Dhallinyaro Kenyan ah, kuwaasi oo la sheegay inay tababar ku qaadanayeen Xero ay Alshabaab ku leeyihiin Deegaanka RAAS Kambooni ee Gobalka J/Hoose. Hadal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay in Dhallinyaradaasi dib loogu celiyo magaallooyinka Malindi, Laamu iyo Kilifi, isla markaana ay la midoobi […]

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi ayaa qortay inay Ciiddanka soo badbaadiyeen 13 Dhallinyaro Kenyan ah, kuwaasi oo la sheegay inay tababar ku qaadanayeen Xero ay Alshabaab ku leeyihiin Deegaanka RAAS Kambooni ee Gobalka J/Hoose.

Hadal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay in Dhallinyaradaasi dib loogu celiyo magaallooyinka Malindi, Laamu iyo Kilifi, isla markaana ay la midoobi doonaan Qoysaskooda.

- Advertisement -

Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee Kenya oo codsaday inaan magaciisa la shaacinin ayaa u sheegay Suxufiyiinta inay Dhallinyaradaasi sheegeen inuu Tashkiiliyey Nin ay magaciisa ku sheegeen Maxamed Cali.

Ciidanka Kenya ayaa la sheegay inay  in ka badan 1,100 Dhallinyaro Kenyan ah oo ku biiray Alshabaab soo badbaadiyeen tan iyo sannadkii 2011-kii soo badbaadiyeen, kuwaasi oo badankooda ahaa dadka degga Dhul-xeebeedka Kenya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories