HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo Xabsi ku muteystay Haweeney uu ku dhaawacay dalka Britain

Muwaadin Soomaaliyeed oo Xabsi ku muteystay Haweeney uu ku dhaawacay dalka Britain

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maxkmaadda Old Bailey ee magaalladda London, waxaa shalay la soo taagay Eedeysane Saabir Shariif oo 32-jir ah, kaasi oo lagu soo oogay  Isku-day dil iyo inuu Haweeney 27-jir ah dhowr jeer mindi ku dhaawacay , kadib weerar kufsi ah. Dacwad-oogayaasha waxay sheegeen inuu Eedeysanaha bishii April 9-dii ee sannadkii 2012-kii uu dembigaasi galay, isagoo Haweeneyda […]

- Advertisement -

Maxkmaadda Old Bailey ee magaalladda London, waxaa shalay la soo taagay Eedeysane Saabir Shariif oo 32-jir ah, kaasi oo lagu soo oogay  Isku-day dil iyo inuu Haweeney 27-jir ah dhowr jeer mindi ku dhaawacay , kadib weerar kufsi ah.

Dacwad-oogayaasha waxay sheegeen inuu Eedeysanaha bishii April 9-dii ee sannadkii 2012-kii uu dembigaasi galay, isagoo Haweeneyda dhowr jeer ka dhaawacay Wejiga, Luqunta, Laabta iyo Gacanta.

- Advertisement -

Garsoore Usha Karu oo Dacwadaasi qaaday waxay Eedeysanaha ku xukuntay  Xabsi 13-sanno ah, ka hor inta aan la go’aansanin in la sii daayo, marka uu Eedeysanaha dhamaysto Xukunkiisa.

Ma kala cadda inay Waaxda Socdaalka ee dalka Britain dib u eegi doonto Xuquuqda uu u leeyahay inuu  sii joogo UK, marka uu dhamaysto Xukunkiisa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories