HomeCaalamkaKu-dhawaad 80-kun oo Qaxooti Soomaali oo iskooda uga soo laabtay Kenya afartii...

Ku-dhawaad 80-kun oo Qaxooti Soomaali oo iskooda uga soo laabtay Kenya afartii sanno ee la soo dhaafay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay inay 78,661 Qaxooti Soomaali iskooda uga soo laabteen Xeryaha Qaxootiga Kenya tan iyo bishii December ee sannadkii 2014-kii. Qoraalka Bilaha ee UNHCR oo shalay laga soo saaray Nairobi ayaa lagu xusay inay Hay’addu taageero siisay 75,620 Qaxooti Soomaali ah oo ku sugnaa Xeradda Qaxootiga Dhadhaab […]

- Advertisement -

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay inay 78,661 Qaxooti Soomaali iskooda uga soo laabteen Xeryaha Qaxootiga Kenya tan iyo bishii December ee sannadkii 2014-kii.

Qoraalka Bilaha ee UNHCR oo shalay laga soo saaray Nairobi ayaa lagu xusay inay Hay’addu taageero siisay 75,620 Qaxooti Soomaali ah oo ku sugnaa Xeradda Qaxootiga Dhadhaab ee W/Bari Kenya, halka kuwa kalena ka kala yimaadeen Xarumaha ku yaalla magaalladda.

- Advertisement -

Qoraalka  waxaa kaloo lagu muujiyey inay Hay’addu sannadkan oo keliya ka taageertay inay Somalia ku soo laabtaan qaxooti tiradoodu dhamayd 2,908 qof.

Qaxootiga ku soo laabtay Somalia ayaa la sheegay inay badankooda dhulka soo mareen, halka kuwo kalena Diyaarado lagu soo daad-gureeyey.

Si kastaba ha ahaatee, Xeryaha Qaxootiga W/bari waxaa weli ku sugan Kumanaan Qaxooti Soomaali ah, kuwaasi oo ay haysato daruuf adag, iyadoo Hay’adda WFP horey u jartay saamigii raashinka ee la siin jirey Qaxootiga Soomalida.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories