HomeWararFaah faahin laba Askari oo lagu dilay Magalada Muqdisho

Faah faahin laba Askari oo lagu dilay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Faah afahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay Magalada Muqdisho loogu geystay askar ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya,iyada oo goobta ay ka baxsadeen dadkii ka dambeeyey dilka Askartaas. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay bar-koontorool oo ku taalla degmada Wadaji,waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in rag ku hubeysnaa bustoolado ay laba askari toogteen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah afahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay Magalada Muqdisho loogu geystay askar ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya,iyada oo goobta ay ka baxsadeen dadkii ka dambeeyey dilka Askartaas.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay bar-koontorool oo ku taalla degmada Wadaji,waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in rag ku hubeysnaa bustoolado ay laba askari toogteen kadibna ay baxsadeen.

- Advertisement -

Goobta dilka uu ka dhacay ayaa waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,kuwaas oo sameeyey baritano wallow aysan ku guuleysan in ay gacanta ku dhigaan dadkii ka dambeeyey dilkaas.

Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda dilka laabda Askari,waxana warar ay ku qoreen bogga ay Internet-ka ku leeyihiin ku sheegeen in ay iyagu ka dambeeyeen dilkaas.

Maamulka degmada Wadajir iyo saraakiisha laamaha amniga Soomaaliya weli wax faah faahin ah kama bixin dilkaas,waxana muqdisho mar walba ka dhaca dilalka loo geysto ciidamada ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts