HomeWararDhageyso:-Xildhibaan Cabdiraxmaan Guure”Hir-Shabeelle waa Magac u yaal waxna kama qaban karto fatahaada”

Dhageyso:-Xildhibaan Cabdiraxmaan Guure”Hir-Shabeelle waa Magac u yaal waxna kama qaban karto fatahaada”

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Muxumed Guure oo ka mid ah xildhibaannada Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay xaalada fatahaada maalmahaan dambe ka jirtay Magalada Baladweyne taas oo sababtay in badi dadkii ku noolaa Baladweyne ay barakaceyn. Xildhibaanka ayaa sheegay in Maamulka hir-Shabeelle aysan awood u laheyn in ay wax u qabtaan dadka fatahaada ay saameysay. “Maamulka Hir-Shabeelle  waa magac […]

- Advertisement -

Xildhibaan Cabdiraxmaan Muxumed Guure oo ka mid ah xildhibaannada Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay xaalada fatahaada maalmahaan dambe ka jirtay Magalada Baladweyne taas oo sababtay in badi dadkii ku noolaa Baladweyne ay barakaceyn.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Maamulka hir-Shabeelle aysan awood u laheyn in ay wax u qabtaan dadka fatahaada ay saameysay.

- Advertisement -

“Maamulka Hir-Shabeelle  waa magac u yaala waxqabad malaha waxana idin sheegayaa waxqabadku waa dhaqaale laakin Hir-Shabeelle majirto wax canshuur ah ay qaado iyo cid dibadaha iyo Caalamka uga yimaado sidaas darteed waxba uma qaban karto dadka ka barakacay fatahaada ayuu yiri xildhibaanka.

Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Calaamka in gurmad bani’aadanimo ay la soo gaaraan dadka ka cararay fatahaada Wabiga Shabeelle ee Magalada Baladweyne.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Warkaan oo uu Baladweyne ka soo diray Wariyaheena Xaasn Cabdullaahi Cabdulle.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories