HomeCaalamkaTahriibayaal ay Soomaali ku jiraan oo lagu qabtay Turkiga

Tahriibayaal ay Soomaali ku jiraan oo lagu qabtay Turkiga

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciiddanka Jandaramariiga dalka Turkiga ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Muhaajiriin tiradoodu dhamayd 160-qof, kuwaasi oo ku sugnaa Gobalka KANAKALEee W/galbeed ee dalkaasi. Lix ka mid ah dadkaasi ayaa la sheegay inay ahaayeen Mukhalasiin dadka u tahriibisa dalka Giriiga. Ilo dhinaca Ammaanka ayaa u sheegay Wakaalladda wararka Turkiga ee ANADOLU NEWS AGENCY in qaxiooti kale oo tiradoodu […]

- Advertisement -

Ciiddanka Jandaramariiga dalka Turkiga ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Muhaajiriin tiradoodu dhamayd 160-qof, kuwaasi oo ku sugnaa Gobalka KANAKALEee W/galbeed ee dalkaasi.

Lix ka mid ah dadkaasi ayaa la sheegay inay ahaayeen Mukhalasiin dadka u tahriibisa dalka Giriiga.

- Advertisement -

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa u sheegay Wakaalladda wararka Turkiga ee ANADOLU NEWS AGENCY in qaxiooti kale oo tiradoodu dhan tahay 40-qof lagu qabtay Tuulladda TUZIYA ee Degmadda AFAJIK  xilli ay doonayeen inay u gudbaan Jesiiradda LESBOS ee dalka Giriifgga.

Dhinaca kale, Ciiddanka Turkiga waxay  wax yar kadib qabteen 120 Muhaajiriin ka soo kala jeeda Somalia, Syria, Pakistan,  Afganistan, Maali iyo Senegalm kuwaasi oo doonayey inay dooni ku gaaraan Jesiiradda LESBOS ee dalka Giriigg

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories